Sawirkii ugu yaabka badnaa oo Amin Arts ku karbaashay madaxda maamul goboleedyada

Farshaxanistaha weyn ee amin arts ayaa sawir yaab leh kasameeyay hogaamiyaasha maamul goboleedyada gaar ahaan kuwa kasoo horjeydo dowlada marka laga reebo Waare.

Sawirkaan ayaa si toos oga turjumaayo qorshaha ee leeyihiin madaxda maamul goboleedyada waa sida oo sawirkaan ku muujiyay farshaxanistaha.