DHAGEYSO:Dhacdo argagax leh wiil isku dilay magaalada Muqdisho Gabar Uu Jeclaa Markii Ay Ku Tiri…

Sida ay inoo xaqiijiyeen dadka deegaanka waxaa arin naxdin leh maanta barqadii lagu arkay Waaxda 1aad Ee Degmada Kaxda Ee Magaalada Muqdisho meydka wiil is dal dalay.

Wiilkaan ayaa meydkiisa maanta la arkay kadib gabar uu jeclaa oo ka diiday inay is guursadaan.

Magaciisa ayaa lagu sheegay in la oran jiray Maxamuud Macalin Siidii,wararka waxay sheegayaan in hore uu usoo guursaday haweeneyda uu jeceylka u qaaday balse ay ka diiday sidaana isku dal dalay.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Dhacdooyinka nuucaan ah kuma badneyn Soomaaliya,balse waa qeyb ka mid ah dhacdooyinka layaabka ku ah Soomaalida ee muddooyinkaan soo kordhay.

Meydka ayaa loo qaaday Xarunta Dembi Baarista CID-da Muqdisho oo Baaritaan lagu sameenayo,taas oo aad loola yaabay ficilkaasi.