Axmed Shide ”Sharciga ayaa la horgeyn doonaa cidii ka danbeysay rabshadihii ka dhacay DDSI…”

Axmed Shide oo la hadlaayey shacabka Soomaaliyeed ee Dowlad Degaanka Soomaalida ayaa wuxuu sheegay in gacanta lagu soo qaban doono lana saari doono maxkamad cidii ka danbeysay rabshadihii ka dhacay magaalooyinka Soomaalida Itoobiya.

Halkan Ka Daawo Axmed Shide warbixintiisa